Khaatumo iyo Somaliland oo gaarey Heshiis hordhac ah

(MOL)_____Magaalada Hargeysa waxaa maanta heshiis hordhac ah ku gaarey maamulka Khaatumo iyo Maamulka Soomaalinad.
qodabadii lagu heshiiyey waxaa saxaafada u akhriyey wasiirka Arimaha Dibada Soomalliland Sacad Ali shire.
hoos ka daawo.

Marsinonline1@gmail.com

Daawo sida Mdaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyey Kismaayo

(MOL)_____Madaxweynaha dowlada Faderaalka Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa booqasho ku tagey maamul gobaleedka Jubaland.
madaxweynaha ayaa si diiran waxaa u soo dhaweeyey madaxweynaha Jubaland Ahmed Mohamed Islaam iyo golahiisa wasiirada shacabka jubaland oo aan u kal harin.

Daawo Madaxweyne Gaas oo u jawaabay Madaxweynaha Jubaland Ahmed mohamed Islaam.

(MOL)_______Daawo Madaxweyne Gaas oo u jawaabay Madaxweynaha Jubaland Ahmed mohamed Islaam.
Madaxweynaha Jubaland ayaa khudbad uu ka jeediyey London ku sheegey in uuna shakhsiyan jecleyn Faderalisimka balse la moodey dan.

MarsinOnline1@gmail.com

Daawo Hogaanka Warfaainta ONLF oo wareysi dheer siiyey BNN

(MOL)______Warbaahinta caalamiga ah ee BNN oo fadhigeedu yahay wadanka Maraykanka ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya layeelatay Gudoomiyaha Hogaanka Warfaafinta JWXO Mudane Xassan Macalim.
Waraysiga hogaanka lalayeeshay oo Afka Axmaariga kubaxayay ayuu wariyuhu hogaanka waydiiyay su’aalo aad ubadan oo laxidhiidha halgamadii wadanka Ogadenia iyo sooyaalkii taariikheed ee halganka shacabka Soomaalida Ogadenia.
Hogaanka warfaafinta JWXO mudane Xassan Macalim oo kajawaabayay su’aal ahayd sababta loo aas’aasay ONLF ayaa sheegay in shacabka Soomaalida Ogadenia ay mudo dheer halgan kujireen kahor aas’aaskii JWXO, wuxuuna hogaanku sheegay in halgankii Jabhadii WSLF kadib ay shacabku dareemeen baahida looqabo xoriyad ay helaan shacabka ree Ogadenia.


Mudane Xassan Macalim oo hadalkiisa siiwatay ayaa sheegay in aqoonyahano dhalinyaro ah oo wadanka udhalatay ay kasoo maaxatay figrada ah in lahelo halgan towri ah oo iskutashi ah oo kamadax banaan noockasta oo taageero kabaxsan mida shacabka Soomaalida Ogadenia.
Hogaanka ayaa intaas raaciyay in dhalintu ay 1984 bishii Aug aas’aaseen Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO oo si rasmi ah umatali doonta shacabka Soomaalida Ogadenia ee gumaysigIi dhargiga kuhoos jiray.
Sidoo kale hogaanka oo kajawaabayay su’aal ahayd goormaad dagaalka bilowdeen maxaadse ubilowdeen ? Ayaa kujawaabay, Jabhada ONLF iyo shacabkeedaba dagaalka waa lagu qasbay wuxuuna dagaalku ahaa mid aan mudo ka warwareegaynay hase yeeshee waxaa ciidanka Jabhada ONLF iyo shacabka Soomaalida Ogadenia weerar qaawan kusoo qaaday taliskii wayaanaha oo xiligaas ahaa KT Malis Zinawi.
Hogaanka oo hadalkiisa siiwatay ayaa sheegay in ciidanka wayaanuhu ay weerar qaawan kuqaadeen gudoomiyihii Jabhada ONLF halgame Sheekh Ibraahim Cabdale oo xiligaas kormeer howleed kujoogay magaalada Wardheer, waxaase ciidankii wayaanaha sutida uqabtay ciidankii gudoomiyaha lasocday iyo shacabkii ree Wardheer waxaana maalinkaas anaga naga dhimatay in kabadan 80 qof oo sharafta umada difaacaysay halka qawmiyada Tigree ay goobta kaga qudh baxday 89 askari.
Sidoo kale hogaanka warfaafinta JWXO mudane Xassan Macalim ayaa sheegay in Jabhada ONLF ay kutimid doorashada shacabka wuxuuna sheegay in doorashadii wadanka kaqabsoontay ay Jabhadu kuguulaysatay 84% taas oo ahayd doorashdii ugu horaysay uguna dambaysay ee shacabka Soomaalida Ogadenia si xor iyo xalaal ah u galaan.
Sidoo kale hogaanka ayaa sheegay in Jabhada ONLF ay dhinaca dagaalka iyo dhinaca bulshadaba kagaadhay guulo waawayn mudadii uu halganku socday.
Dhinaca kale wariyaha warbaahinta BNN ayaa hogaanka waydiiyay isbahaysiga PAFD iyo faa’iidada ONLF ugu jirta wuxuuna mudane Xassan sheegay in isbahaysigu uu muhiim uyahay dhamaan dadka lagumaysto wuxuuna sheegay in ay isu bahaysteen sidii looxorayn lahaa shucuubta lagumaysto.
Lasoco qaybta 2aad ee waraysiga.
XIGASHO. ONA.

DEG DEG : Wasiirka arimaha Dibada Somalia Yuusuf Garaad oo faa faahin ka bixiyay Safarka

(MOL)_____DEG DEG : Wasiirka arimaha Dibada Somalia Yuusuf Garaad oo faa-faahin ka bixiyay Safarka madaxweynaha Somaaliya.

Daawo khudbadii Xildhibaan Yusuf Hasan jeediyey oo dad badani ka maqsuudeen.

(MOL)_____Daawo khudbadii Xildhibaan Yusuf Hasan jeediyey oo dad badani ka maqsuudeen.

Marsinonline1@gmail.com

Akhriso magacyada Golaha wasiirada cusub ee Raylsul-wasaare Kheyre

1- Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen

2- Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha.

3- Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda

4- C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda

5- C/raxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka

6- Amb. Jamaal Hassan Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga

7- Maryan Aweys Wasiirka Dekedaha

8- Eng. Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka Boostada, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada

9- Maxamed C/llaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka

10- Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha

11- Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga

12- Cabaas Siraaji Wasiirka Howlaha Guud

13- Maryan Qaasim Wasiirka Arrimaha Gargaarka

14- Deeqa Yaasiin Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul Insaanka

15- C/raxmaan Cabdi Xaashi Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka

16- Maxamed Abuukar Islow Ducaale Wasiirka Amniga Gudaha

17- Eng. C/raxmaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta

18- C/rashiid C/llaahi Wasiirka Gaashaandhigga

President Kenyatta visits Kenyan troops serving in Somalia under AMISOM VIDEO

(MOL)_____President Kenyatta visits Kenyan troops serving in Somalia under AMISOM
Marsinonline.com

Madaxweynaha Somaaliya oo shir la galey Safiirada dalalka ciidamadu ka Joogaan Soomaaliya. Video

(MOL)______Madaxweynaha Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa shir iskugu yeerey dalaLka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya,
Madaxweynaha ayaa safiirada iyo saraakiishooda ciidamada kala Hadley in la joogo xiligii la dardar-galin lahaa howlgada looga xoreynayo kooxda Alshabaab dalka.
sidoo kale madaxweynaha ayaa u mahadceliyey ciidamda AMISOM sida ay gacanta u siinayaan ciidamada Soomaaliya wuxuuse madaxweynaha ku dheeraaday sida ay lagama maarmaan u tahay in la dhiso ciidamadii Soomaaliya si ay xilka ugala wareegaan ciidamada AMISOM.

 Marsinonline.com
marsinonline1@gmail.com

Video.Somalia Americans React To Trump Travelers Ban

(MOL)____Somalia Americans React To Trump Travelers Ban